
Al-shabaab oo 40 jir Soomaali ah oo Kufsi ku eedeysan ku filayay Xukun . “Cajiib”
Ururka Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe Fagaare ku yaallo Deegaanka Buulofulaay ee Gobolka Baay waxa ay xukun kula fuliyeen nin lagu eedeeyay inuu kufsaday Haweenay […]