
Muqdishu:Ugaaska Banaadiriga oo ladoortay
ugaas cusub oo kusoo biirin ugaas yada Somaliyeed kasoo ah Ugaaska beesha Banaadiriga Ugaas C/kariim khallif Axmed xafladaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaasyo, suldaamo iyo […]
ugaas cusub oo kusoo biirin ugaas yada Somaliyeed kasoo ah Ugaaska beesha Banaadiriga Ugaas C/kariim khallif Axmed xafladaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaasyo, suldaamo iyo […]
Madaxwaynaha dawlada Somaliya Xasan Shiiq ayaa Barlamaanka somaliyeed hortagey isagoo ka hadalay qaybo kaladuwan ayaa sheegey in gudoomiyaasha maamul gobeleedyada dawlada iyo shacabka inay kasheqeeyaan […]
Diyaarad turkey airline ayaa joojisey dulimaadkii ay kutageysay dalka Somaliya gaar ahaan magalada Muqdishu, sababaha ay ujoojisey Markaan Laxariiriney xaafiiska turkey Airline London ayey sheegeen […]
Kooxda Qaylo dhaan baa soo saartey hees ay ugu hadlayso xasuuqa Kenya kawado gobolka Gedo kooxdaan Qaylodhaan baa sida lagu yaqaano ka heesta hadba dhibkii […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha barakacayaasha […]
Maamulka Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay qarax ka dhacay degmadaasi oo sababay dhaawaca gudoomiye ku xigeenka Gedo iyo askar ilaaladiisa kamid aheyd. […]
Wararka aan manta ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaysa in Ciidamadii Ethiopia ee maalintii shalay duqaymaha ka gaysta deeganada shabca Asharaaf […]
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda Hoose waxaa ku sugan maalintii labaad wafdi uu hoggaaminaayo wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah, Cabdullaahi […]
Xukuumadda Federalka Somaliya, ayaa shaaca ka qaaday in ka badam 20 ruux in loo xir xiray Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarada Daallo Airline, talaadadii aynu […]
War goordhaweyd naga so gaaray Degmada Baardheere ayaa sheegay in Gudoomiye Kuxiogeenkii Gobolka gedo maxamed xuseen alqaadi uu ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa xilli […]
Iyadoo Muqdisho uu ka dhacay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta beesha Sade ee Muqdisho ku sugan,Ayaan Ali natiijooyin kasoo bixin kulan ay shalay […]
Wasiirka gaashaan dhiga iyo kan warfaafinta somaliya ayaa shir jaraa’id ku qabtey wasaarada Warfaafinta waxay sheegen in magaalada marka ay gacanta dawladu ku jirto.wasiir Diini […]
Madaxwaynaha maamulka kismaayo Axmed islaam ayaa usheegay ergayga qaramada madoobey inaan jubbaland loola dhaqmin sida maamul goboleedyada. waxaa kaluu sheegay in loogu yeero maamul kumeelgaar […]
Afar somali ah ayaa lagu ganaaxay 5.5 milyan kenyan shiling kiiba kadib markii lagu qabtey in visa sharci daro ay wateen.Sakariya Abdullah Ahmed, Abdikadir Sharrif […]
Sida la ogyahay Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadu waxaa lagu daah furay Bayaanka Isbadal doonka ee 5tii Bisha Janaayo, 2015. Madasha waxaa ku bahoobay Xildhibaano, Siyaasiyiin […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes