
Kenya oo Sii Deysay Gaadidkii Gurmadka ee G, Gedo
Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP) ayaa shaaca ka qaaday Dowladda Kenya in ay u ogolaatay Gaadiidkeeda dhawaan lagu hakiyay Magaalada Mandheera ay galaan gudaha Dalka Soomaaliya. […]
Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP) ayaa shaaca ka qaaday Dowladda Kenya in ay u ogolaatay Gaadiidkeeda dhawaan lagu hakiyay Magaalada Mandheera ay galaan gudaha Dalka Soomaaliya. […]
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in xiriir wanaagsan oo wada shaqeyn aysan kala dhaxeyn Maamulkiisa iyo Xafiiska […]
Madaxwayanaha Khaatumo state ayaa ka qayb galay xaflad lagu furay dugsi hoose oo cusub oo maalgalisey Dawlada Finland waxaana iskuulkaan in laga hirgaliyo qaybwayn ka […]
Golaha wasiirada Soomaliya ayaa iskuraacay in baarayaal calaami ah loo saaro shilkii ka dhacay diyaaradi daalo oo iyadoo hawada maraysa qarax ka dhex dhacay qofna […]
Wasaarada gashaandhiga Somaliya waxaa lagu wareejiyey gadiidka xabadu Karin oo ay ku wareejisay dawladu Maser wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliya muda Cabdalla Xuseen cali […]
Madaxwaynaha Puntland C/Wali Gaas ayaa ku laabtey Garoowe kadib markuu socdaal dhulka ah uga yimid boosaaso madaxwayne ayaa sheegey in Puntalnd ay kasocoto horumar iyo […]
Madaxweynaha maamulka Jubba Land Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”, ayaa sheegay iney isku diyaariyeen dagaal ka dhan ah Al-shabaab,wuxuu sheegay iney weerar ku yihiin deegaanada […]
Deegaano horleh oo ka tirsan Gobolka Gedo ayey Maanta isaga baxeen Ciidamada Kenya, kuwaas oo u ruqaansaday dhinaca xuduuda ay lawadaagto Gobolka Gedo. Deegaanada Maanta […]
Inkastoo ilaa hada si rasmi ah aanan loo ogeyn waxa ay ahaayeen jugtii ka dhex dhacday Diyaaradda Daallo Airline gudaheeda, xilli Duulimaad dhanka hawada ah […]
Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo Aadan Xaaji Ibraahim ayaa dalbaday gargaar caafimaad dibada ah, isagoo ku dhaliilay dowladda Federaalka inay wax u […]
Wasiirka duulista hawada Somaaliya Cali Jaamac jaangali ayaa sheegay in duulimaadka Somaliya iyo Somaliland aan lajoojin. maalin kahorbay ahayd taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha gaafow sheegey […]
Waxaa kalsan Tv kabaxay barmaamij baroordiiq ah oo lameeynayey dadkii ciidamada Kenya ay kuxasuuqeen Gobolka Gedo waxaa ka hadlayey qaybaha kala duwan sida aqoonyahayn, qoraa, […]
Kulanka maanta xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho oo uu shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamanka Soomaaliya […]
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray Ku xigeenka dhinaca Siyaasadda Xoghayaha Guud ee QM,iyadoo uu kulan la qaatay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu […]
Masuuliyiinta Maamulka Degmada baardheere ee Gobolka Gedo Ayaa ka warbixiyay Xaaladaha amni ee degmadaasi Iyo Hawlgallo maalmihii lasoo dhaafay aaday kawadeen Gudaha Degmada baardheere ee […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes