
TOP News: Qoysas horay uga Barakacay Deegaanka Ceelcade oo Maanta Halkaasi dib ugu laabtay.
Qoysas kii ugu badanaa ee kabarakacay Deegaanka ceelcade ee Gobolka Gedo Ayaa Maanta dib ugu laabtay Deegaankaasi kadib laba usbuuc oo ay dibad jiif ka […]
Qoysas kii ugu badanaa ee kabarakacay Deegaanka ceelcade ee Gobolka Gedo Ayaa Maanta dib ugu laabtay Deegaankaasi kadib laba usbuuc oo ay dibad jiif ka […]
Hawlgalo lagu xaqiijinaayo Amniga deegaanada hoosyimaada Degmada baardheere Iyo Gudaha degmaadaasi Ayaa Maanta ay ciidama Amniga kawadaan Degmada baardheere ee Gobolka Gedo. Wararka ka imaanaayo […]
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka hadlay fariisimaha ay ka baxayaan Ciidanka Militariga Kenya, ee qaybta ka ah Xoogaga Nabad Ilaalinta […]
Madaxwayne kuxigeenka jubbaland fartaag ayaa maanta tobaber usoo xirey gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland. isagoo xafladii xiritaanka aanan soo hadal qaadin shacabkii uu matalaayey ee ciidamada Kenya […]
Waxaa Maanta War Murtiyeed Soo Saaray Madasha midnimada iyo Dim Quradiyda Dalka Warkana oo Ka Kobnaa ilaa 17 Qodob Waxan La soo Gaarsiyay Kismaayo24 . […]
Shir ay kusheegeen Magaalo madaxda Somaliya Muqdishu Xisbiyada siyasada ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan nimaanka doorashada 4.5 sababtoo ah nidaamkaan 4.5 waxuu lid ku […]
Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu […]
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu laabtay Kismaayo, Ayaa ka waramay go’ aan kii kasoo baxay Shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo afmeeray. Madoobe […]
Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud ayaa wuxuu ka dagaalamay oo uu aad ooga carooday Wararka ka dhanka ah ee labadii maalmood ee la soo dhaafay, ay […]
Wararkii ugu horeeyey ee aan ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Subaxnimadio hore ee Saaka uu Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland […]
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle ha u naxariisto Waxaa Ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq Ganacsade BADAL SALAAD DIIRIYE oo ahaa ganacsade si wayn looga […]
Madaxwaynah Puntalnd C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaan oo hogaaminaya ayaa Bosaaso dib ugu soo laabtey kadib markuu isaga baxay shirkii looga tashey doorashada […]
Maamulka Kismaayo oo aqbashay Nadaamka 4.5 afhayeen Seeraar ayaa sheegey in beesha caalamka ogaalatey afer iyo badh wuxuu kalee oo sheegay shacabkoodu inay rabaan habka […]
Degmada Balanbal waxaa ka dhacay Banaanbax looga horjeedo dilalka lagu hayo shacbka gobolka Gedo kasoo gaystey qasaaro naf iyo nololba leh. waxaa gobolka gedo kajira […]
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadleyso qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, kadib laba cisho oo wada tashiyo Muqdisho […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes