
War hadda soo dhacay: Ciidanka Kenya oo isaga baxay Buula guduud Xilli ay Deegaano badan faarujiyeen.
Ciidamada Kenya Iyo kuwa Maamulka Jubba Ayaa Goordhaweyd isaga baxay tuulada Buula guduud oo Kismaayo kaga beegan jihada Waqooyi qiyaas ahaan 30km. Ciidamadani oo halkaasi […]