
Dhageyso:Barlamaanka oo Qarar Ka Soo Saray Duqeynta Kenya
Kulankii Mudanyaasha Barlmaanka Somaliy ay Ku yesheen Maglaada Muqdisho ayay Kaga Hadlen Arimo ay Ka mid yihin Duqeymaha Diyaaradaha Dalka Kenya ay Ka Wadaan Gobalka […]
Kulankii Mudanyaasha Barlmaanka Somaliy ay Ku yesheen Maglaada Muqdisho ayay Kaga Hadlen Arimo ay Ka mid yihin Duqeymaha Diyaaradaha Dalka Kenya ay Ka Wadaan Gobalka […]
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo noqonaya Guddoomiye Ku Xigeenka […]
Wararka Goor dhow Naga Soo Gaarayo Madaxtoyada Somaliya Ayaa Shegayo inuu Ka Furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Kas oo Mudooyinkii Danbe Kulamadisa ay Ka Soconayen […]
Guddoomiyaha Kooxda Caanka ah ee Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo lagu dhaariyay kulanka maanta Baarlamaanka Soomaaliya uu yeeshay. […]
Saraakiil Ka Tirsan Dawlada Jordan Ayaa Sheegay In Madaxda Dalkaasi Ay Balan Qaadeen In Wadamada Qaarada Afrika Oo Ay Kujirto Soomaaliya Ay Gacan Ka Siiso […]
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida ee Gobolka Gedo Axmed Ciise oo ayaa waxa uu been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay hadal ka […]
Xildhibaan Maxamuud cali magan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka soomaaliya oo ka jawaabayay eedeyn beeshiisa uu Maanta usoo jeediyey madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kneyata, kaasi oo […]
iyadoo dhawaan ciidamada kenya lagu xasuuqay deegaanka ceelcade ee gobolka gedo, ayaa waxaa kahadlay saxuuqaasi madaxweynaha dalkaasi kenya ee Uhuru Kenyatta. Wargeyska The standard ee […]
Dableey Bastoolado Ku hubeysan ayaa barqanimadii maanta Nin shacab ahaa ku dilay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Ninka la dilay oo Magaciisa lagu soo […]
Ciidamada dowlad deegaanka Soomalida Ethiopia ee loo yaqaanno Liyu Polic-ka ayaa maanta dad shacab ah ka xir xiray deegaanno hoostaga Gobolka Bakool. Xariga dadkaan ayaa […]
Warbixinno horudhaca oo soo baxaya ayaa sheegaya in Beesha Mareexaan ee degta deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo ay door weyn ku lahaayeen weerarkii Al Shabaab […]
Wafti uu hogaaminaayo madaxwaynaha Puntland C/wali Gaas ayaa u ambabaxay magaalada Muqdishu oo uga qaybgalayo shirka wada tashiga 2016 intuusan u duulin Muqdisho ayuu saaxafada […]
Jaaliyada soonaaliyeed ee ka soo jeeda degaanada Jubaland Iyo Galgaduud ee ku nool wadanka ingiriiska Ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku cambaareeyeen weerarka duqeynta […]
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo jabka Iyo xasuuqa Kenya loogu geystey Deegaanka ceelcade ee Gobolka Gedo. […]
Wariyahan oo lagu magacaabo Yaasiin Juuma ayaa Booliska Dowladda Kenya waxey dhigeen Saldhig Boolis oo ku yaala Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Ku dhawaad […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes