
Dhageyso: Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo hor leh ka geytay Gedo
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay kadib duqeymo horleh oo diyaaradaha Kenya ay ka fuliyeen deegaanka Ceelgaduud ee Gobolka Gedo. Deegaanka Ceelgaduud ayaa hoostaga […]
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay kadib duqeymo horleh oo diyaaradaha Kenya ay ka fuliyeen deegaanka Ceelgaduud ee Gobolka Gedo. Deegaanka Ceelgaduud ayaa hoostaga […]
Kama War Qabin inuu Madaxweynaha Somaliya uu Booqday Goobtii uu xasuuqii Foosha xumaa uu ka Dhacay. Wax aan Furay Goobta aan ku leeyahay Barta Bulshada […]
Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta gantaallo ku garaacay deegaanno hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Meelaha Diyaaradaha Kenya duqeeyeen walow gantaalada ay ku rideen aysan […]
Cabdi Xuseen Guddoomiye Ku xigeenka Ganacsatada degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in ganacsatada ku sugan degmadaasi ay ku howlan yihiin sidii […]
Diyaaradaha Dagaalka Kenya Ayaa Maanta duqeymo culus ka geystey Deegaanka ceelguduud ee Gobolka Gedo oo qiyaastii 12km u jirta Deegaanka ceelcade ee isla Gobolka Gedo. […]
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ay wehliyaan Xaaskiisa, Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Rutto, Madaxda Mucaaradka iyo Saraakiisha ciidanka ayaa booqday Dhaawacyada Askartii […]
Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay inaysan garaneyn halka la geeyay 12 Askari oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen […]
Siyaasiyiin, xildhibaano Iyo waxgarad Ayaa lasoo warinayaa in ay dhawaan ku wajahan yihiin Degmada ceeelcade ee Gobolka Gedo, kuwaas oo ujeedka Socdaalkooda uu yahay u […]
Magaalada Kismaayo waxaa kuwada sugan Maamulada Degmooyinka Iyo Gobolada Jubaland kuwaas oo ay casuumaad u fidisay waaaaradda Arimaha Gudaha Iyo Amniga ee Jubaland. Casuumaada Ayaa […]
Wafti uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore DF Cabdiweli Sheekh iyo siyaasi C/raxman Baadiyow ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal […]
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho” […]
Taliyaha ciidamada Kenya Gen Samson Mwathethe ayaa sheegay in hogaamiyihii Al-shabab ee horkacayay weerarkii Ceel Cadde oo lagu magacabo Maalim Janow lagu dilay duqeyn diyaaradaha […]
Labaatan qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen kadib fiiddnimadii xalay Weerar […]
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la soo af-jaray howlgalkii ka socday Xeebta Liido gaar ahaan maqaayada Liido Sea Food oo […]
Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo caawa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Banaadir ee […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes