
Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, waxaana ogolaatay 139-xildhibaan, Laba Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma jirin. […]