
Xildhibaan Xidig oo Ka Hadlay Xanibaada La Saaray Xildhibanada Jubbaland
Xildhibaanada kala ah Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Cumar Qaladiid oo kasoo jeeda Jubaland ayaa shalay loo diiday in ay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cade. Xildhibaanadan […]
Xildhibaanada kala ah Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Cumar Qaladiid oo kasoo jeeda Jubaland ayaa shalay loo diiday in ay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cade. Xildhibaanadan […]
Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta Kooram la’aan ufurmi waayay kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiradii loo baahnaa. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa si caro leh uga […]
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Bakool.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Xaq-u-dirirka deegaanka ayaa jab culus gaarsiiyay Khawaarij weerar ku soo qaaday degmada Al-Kowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkan fulaynimo […]
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa booqday deegaanka Caddaan-laxeey waxana uu dhiirogelin ugu tagay ciidamada kala duwan ee wacdaraha u dhiggay […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey dalka Liibiya oo dowlad burbur ah oo Soomaaliyandhaamin ay ka jirtohalk. Madaxweynaha iyo wafdigiisa […]
Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo saaray war-murtiyeed ku Saabsan xaaladda labada dal. […]
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna […]
Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Safar ku tagay dalka Southafrica ayaa ka hadlay arimaha Doorashada waxuuma ugu baaqay Madaxwayne xasan inuu ka […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Markuu soo dhamaaday […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabadda 55-guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhigii 6-aad ee golaha Baarlamaanka ayaa u jeediyey khudbada Madaxweynaha ee Dastuuriga ah. Madaxweyne […]
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto […]
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan ee […]
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay sababta Dowlada Soomaaliya uga qayb qaadan wayday dagaalka Puntland kula jirto argagixisada daacish. Wasiir Fiqi […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes