
Maxuu Ku Saabsan Yahay Qorshaha Isbadalka Qaran ee Wasiirada Soomaliya Ansixiyeen.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna […]