
Daawo:Wasiir Fiqi ayaa Sheegay Siciid Deni inuu diidan yahay in dowladdu ay ka caawiso dagaalka Daacish
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay sababta Dowlada Soomaaliya uga qayb qaadan wayday dagaalka Puntland kula jirto argagixisada daacish. Wasiir Fiqi […]