
Madaxwayne Xadan oo Gudoomiyey Kulan Deg Dega ayaa Digniin u Jeediyey Shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada. […]