Arimaha Bulshada
Dhageyso: Maamulka degmada Mahadaay oo ka hadlay saameynta wabiga Shabeelle
Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in fatahaadda wabiga Shabeelle uu saameeyay beeraleyda degmadaasi. Guddoomiyaha Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in […]
Adeegyadii Bulshada Baladxaawo oo dib u soo laabtay kadib weerarkii Jubbaland(Warbixin)
Iyadoo dhowaan qulqulatooyin ay ka dhaceen gudaha magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa iminka xaaladdu waxay tahay mid deggan. Waxaa inta badan lagu guuleystay xalinta […]
Warbixin+Sawir: Khudaarta cagaaran oo sare u kacday magaalada Boosaaso
Sare ukac wayn oo dhinaca khudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada waaweyn ee boosaaso kuwaasoo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa wax kala iibsiga ee suuqa, Sare […]
Daawo: Wariye soo bandhigay faa’iidada uu leeyahay Basbaaska(Fully Video)
https://www.youtube.com/watch?v=e2ABpwTf_iE
Barakacayaal Mudug ku nool oo biyo la’aan ka cabanaya
Dadkii ka soo barakacay deegaannada Kaxandhaale iyo Dacdheer oo ku sugan qeybo kamid ah gobalka Mudug ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah. Dadkani oo […]
DHAGEYSO: Cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay degmada Saakow ee gobalka Jubbada Dhexe
Dad tiradooda ayaa la helin ayaa lagu soo warramayaa inuu soo ritay halka kuwa kalena ay la ildaran yihiin xanuunkaasi oo lagu arkay Saakow. […]
Deegaanno kamid ah gobalka Gedo oo ay ka jirto biyo yari baahsan
Wararka ka imaanaya deegaanno ku yaalla gobalka Gedo ayaa sheegaya in ay ka jirto abaar aad u daran taasoo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada […]
Idaacad FM ah oo laga furey Magaalada Baardheere muddo 4 sano kadib (Daawo Sawiro)
4 sanno ka dib ayaa mar kale degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa laga furey Idaacad FM ah oo loogu magac darey Radio Markabley,Idaacada Markabley […]