Dhageyso: Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso.
28=3=016 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.
28=3=016 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.
Magaalada Kismaayo waxaa maanta oo Isniin ah ka furmay shirka dhallinyarada Soomaalida oo looga hadlaayo arrimo badan. Magaalada waxaa maalmahan ku soo qulqulayey dhallinyaro ka […]
Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeeda ayaa Maanta Wax uu Boqday Xarunta Socdaalka iyo Jinsiyada Maamulka Koon fur Galbeed uu Ku Leyhaay Magaalada Baydhabo ee Xarunta […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona […]
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ay hayaan Xog ah in la leexiyay Wabiga shabelle ee nooga yimaada Dhinaca […]
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray iyo Wafdi iskugu jira Labada Gole ee Dowladda Galmudug ayaa Goor dhaw gaaray Degaanka Afbarwaaqo ee Bariga Gobolka […]
Wargeys la yiraahdo Middle East Eye ayaa qoray in boqorka wadanka Jordan boqor C/lla Bin Xuseyn inuu ka hor sheegay mar uu la hadlay xubnaha […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta Isbitaal ku yaalla Magaalada Garoowe ku booqday Askar ka tirsan Ciidamada Puntland,kuwaasoo ku dhaawacmay Dagaalkii […]
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, ayaa si kulul u weeraray Siyaasadda Madaxweyne Xasan […]
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in Al Shabaab deeganada Jubbooyinka ay ka kaxeysteen caruur aad u da’yar kuwaasi oo ay […]
Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu dilay marxuum Sade Mahad Dirir oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaane kuwa Beesha Sade. Marxuumka waxaa lagu dilay Afaafka […]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Dubai, waxa uu kulan qarsoodi ah la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka […]
Waxaa Saaka Qaburuaha Taree Disho ee Magaalada Muqdisho lagu aasayaa allaha u anxariiste Marxuum Sade Mahad Dirir oo dabley ku hubeysan Bistoolado ay ku dileen […]
Magaalada Kismaayo waxaa ku kulmay Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka beesha Sade, iyo madaxweyna Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyagoo kawada hadlay fulinta heshiiskii Dhawaan […]
Barlamaanka maamul goboleedka Galgaduud Sare ayaa xaflad ay ku qabteen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxay ku taageereen heshiiskii ku dhexmaray mid kamida beelaha daga […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes