Dhageyso: Duqeyn ka Dhacday Degaano Ka Tirsan Gedo.
Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeymo waxa ay ka geysteen deegaanno ku dhow dhow degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa illaa 4 […]
Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeymo waxa ay ka geysteen deegaanno ku dhow dhow degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa illaa 4 […]
Waxaa Maanta isku day dil ka badbaaday Guddoomiyaha Maamulka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Barre Max’ed Jeex. Guddoomiyaha ayaa Qarax Miino loogu xiray […]
Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in R/wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali uu shir deg deg ah caawa la qaadan doono Golaha wasiirada Xukuumada […]
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, wuxuu kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumadda Ethiopia Tedros Adhanom. […]
Ciidamada Nabad Suggida Maamulka Jubbaland, ayaa Magaalada Kismaayo, waxa ay ku soo bandhigeen ninkii ka dambeeyay Qaraxii lagu xiray gaari uu leeyahay Wasiirka Arimaha Bulshada […]
Maamulkii wacnaa ee m/weyne maxamed siyaad barre AUN waxaan ka xasuustaa gobolka gedo ee uu ka soo jeedo maamulka gobolka sidaan ayuu u dhisnaa anigoo […]
Isbitaalka Luuq Alaqsa oo lagu soo gabagabeeyay mashruuc indho fiiq bilaash ah oo dadkaan indhaha loo fiiqayey waxay ka kala yimaadeen luuq iyo deegaanada kuhareereysan.dadkii […]
Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa kadigay inaan wabiga jubba dadku qashin ku daadin. xiligaan oo biyaha wabiga jubba yar yihiin oo aynan jirin […]
Shacabka dagan degmada Balanbal ee gobolka galgaduud ayaa waxay heleen Internet ay ku diirsadeen, Internetka ayaa waxuu u sahley isku xirka aduunka ha ahaato ganacsiga,qarabada […]
Ra’iisul wasaaraha Somalia C/rashiid Sharmaake ayaa qado sharef usameeyey xulka 11jirada Somaliya oo qayb qalay tartanka dugsiyada hoose jamacada carabta oo lagu qabtey dal Qader. […]
Deegaanka ceegaag ayaa waxaa loo dhisay guri labo qol ah afar qof xanuunsan waxaana dhisay urur layiraahdo Ceegaag Comunity Acton. dadkaan ayaa meel cidla ah […]
Qaar kamida dadkii qaxootiga ku ahaa kenya ayaa ksuoo noqday baydhabo. dadkaan oo sanado badan kusugnaa Kenya aya dalkodii hooyo dib uGu soo noqday ayakoo […]
Bananbax ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka Caabudwaaq oo hogaminaayo ugaas Taakooy ayaa kadhacay caabudwaaq.bananbaxaan ayaa kusaabsanaa inay kasoo horjeedaan […]
Madaxwaynaha dawalada federaalka soomaliya iyo wafti balaaran ayaa manta gaarey gobolka Hiiraan gaar ahaan Baladwayne halakasna waxaa kusoom dhaweeyey madaxda, ciidamada iyo qaynabaha kala duwan […]
War Goor Dhow ay Soo Saren Al- Shabab Ayaa Waxa Ay Kaga Hadlen Dilka Sirdoonkii Al- shabab Mahad Karatay oo Shegtay Dilkisa Kenya . Al- […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes