Kenya: “Waxaan dhiseynaa Xabsi u gaar ah dadka shabaabnimada loo soo qabto”
Dowladda Kenya, ayaa shaaca ka qaaday inay dhiseyso Xabsi u gaar ah dadka lala xiriiriyo Ururka Shabaab, xilli Kenya dagaal adag ay kula jirto Shabaabka […]
Dowladda Kenya, ayaa shaaca ka qaaday inay dhiseyso Xabsi u gaar ah dadka lala xiriiriyo Ururka Shabaab, xilli Kenya dagaal adag ay kula jirto Shabaabka […]
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa u soo jeediyay Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya […]
Deeq waxbarsho oo isugu jirta dhar,buugag,boorsooyin iyo qalabka iskuulada ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey dugsiga kaah primary School baladxaawo deeqdaan waxaay katimid uruka Midnimo oo ah […]
Dabkaan ka kacay baqaarada lagu iibiyo qalabka dhismaha degmada Madiina markii dambana ku faafey baqaarada kale ee suuqa dabkaan waxaa laga arkaayey xafadaha kuxareerey san […]
Madaxwayne C/wali Gaas iyo waftu balaaran oo hogaaminayo ayaa casumaad kahelay dawlada Itoobiya.madaxwayne Gaas ayaa sheegay safer gaaban inay ku tagayaan Addis ababa kalana xaajoonayaan […]
Alshabaab baa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye alshabaab ayaa u adeegsadey madaafiici iyo qoryaha fudud kaasoo qasaaro gaystey dhimasho iyo dhaawac.ciidmada dawlada Soomaliya ayaa […]
Abaarihii 1:00-Am- Saqdii Dhexe ama ( Todobo Saac Habeenimo) ayaa weerar Culus Xarakada Al Shabaab waxa ay xaly ku qaadeen Bar Kontarool ay Ciidamada dowladda […]
Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka KMG. […]
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in marnaba maamulka Puntland aysan qaadan doonin in lagu cadaadiyo […]
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline. Feysal Cali […]
Kulanka maanta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay horyimaadaan Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo kan Amniga Xukuumadda Soomaaliya si su’aalo ay u weydiiyaan […]
Ku dhaawaad 400 oo qof ayaa maanta indha fiiqid loogu sameeynayaa isbitaalka daryeel ee magaalada Kismaayo, waxaana qaliinkan fulinaya dhaqaatiir ku taqasustay qaliinka indhaha oo […]
Guddoomiyaha Isbahaysiga Mucaaradka CORD ee dalka Kenya, Kalonzo Musyoka ayaa hadalkaasi ka sheegay Degmadda xeebta leh ee Malindi, wuxuuna sheegay inaysan fududayn dagaal aad kula […]
Mareykanka ayaa si cad waxa uu u beeniyay Diyaarad Drone inay kaga dhacday Koonfurta Somaliya, xilli Al Shabaab ay sheegteen inay gacanta ku dhigeen Diyaarad […]
Ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay Saqdii dhexe waxa ay dagaal xoogan ku qaadeen Degmada Afgooye, gaar ahaan fariisimo ciidamada Dowladda ay ku […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes