
Daawo Sawirada : Dhaawaca ka soo gaaray Wariye Maxamed Ibrahim Macalimu weerarkii Liido Lagu Qaaday.
Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo caawa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Banaadir ee […]