Sawiro:Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya mudane Yu […]