Daawo:Xildhibaanada Beesha Hawiye oo Raali Galin Siiyey Koonfurgalbeed
Dhawaan bay ahayd markii odoyaal sheeganaya Magaca beelaha Hawiye ay warbaahinta kula hadleen magaalada Muqdisho ayagoo hanjabaad u diraya Xuldhibaanada Beesha Koonfurgalbeed ee Taageeray Ciidamada […]