Daawo:Qoorqoor oo Soo Dhaweyn Wayn Loogu Sameeyey Caabudwaaq
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada Cabudwaaq kala qayb galay kulan soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada Cabudwaaq kala qayb galay kulan soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen […]
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo saaray […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas oo […]
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa siwayn loogu Soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle […]
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur “TikTik” ayaa waxuu ka hadlay dadka diiday Canshuurta dowlada Soomaliya kusoo rogtay Shacabka Muqdisho. Wasiir Tiktok ayaa sheegay in […]
Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka kacay Dab gaystay Qasaaro isugu jira Dhimasho iyo Burbur hamtiyadeed. 3-caruur ah oo isla dhashay ayaa ku geeriyooday […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo safar shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa gaaray degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo […]
Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Hawada ayaa go’aano ka soo saaray lacagihii iyo canshuurtii xad dhaafka ahayd ee laga qaadi jiray mooto Bajaajta.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay difaaca madax-bannaanida dalka ayaa sheegay arrinta ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee maanta taagan inuu ka dhashay xad-gudub ay […]
Dhimasho, Dhaawac iyo burbur hantiyadeed ayaa ka Dhashay Qarax ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo ku taalla Magaalada Muqdisho. Ku dhawaad 15 qof oo isugu […]
Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maanta oo Sabti ah waxay Goob banan ah ku toogteen 10 dhalinyaro Soomaali ah. Dhalinyaradaan xukunka dilka ah lagu […]
Gudoomiyaha Ahalu-Sunna Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa sheegay inay bilaabeen sidi dib u heshiisiin loogu sameyn lahaa beelaha Walaalaha ah ee Xeraale iyo Caabud-waaq.
Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya lacag xad dhaaf oo ay ku sheegeen in looga qaado Dekadda Muqdisho iyo canshuur lagu kordhiyay badeecada ay kala […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 14-ka Agoosto oo ka qabsoontay qasriga Madaxtooyada. Qoorqoor oo la hadlaayey mucaaradkiisa […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes