NUSOJ oo u Dabaal Dagtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha”Sawiro”.
Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay dabaal dega xuska 10-ka Desember ee ku asteysan maalinta caalamiga ah ee xuquuqul insaanka Adduunka, […]
Dab damiska Caabudwaaq”CW Fire Brigade” oo kaashanaya Shacabka ayaa ku Guuleystay dab damadaas Caawa ka kacay
Shacabka degmadaCaabudwaaq oo kaashanaya dab damiska degmada Caabudwaaq “CW Fire Brigade” ayaa ku guulaystay inay damiyaan Dab ka kacay goob shidaal lagu gado, dabkaan ayaa […]
Daawo:Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ku gacan sarey cabashadii ay keeneen Jubaland
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbaland ay xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta u gudbiyeen dacwad ay ka qabeen Ciyaar yahan Cabdimajiid Cismaan u dheelayay […]
WiiL Dhalinyaro ah oo kadoor biday Tahriibka Inuu Dalkiisa Ka shaqeysto ayaa sameyay arin sojidatay idhaha dadka magaalada Caabudwaq
Cali macalin oo kamid ah dhaliyarada magaalada Caabudwaq ee gobolka Galgaduud ayaa ah muruq maal kashaqayta lamajo lagu dhaqo gadidka ayaa sameyay arin sojidatay idhaha […]
Jaaliyada Dowlad Deganka Somaalida itoobiya Oo Fariin adag u diray Cabdi M Cumar
qaar Kamida Jaaliyada Dowlad Deganka Somaalida itoobiya ayaa waxay Fariin adag u direen Madaxwaynaha Ismaamulka Soonalida Itoobiya Cabdi M Cumar iyagoo sheegay in dhibaato lagu […]
War deg deg:Ciidamo ka wada tirsan Militiriga iyo Nabad sugida oo ku dagaalaamay isgooska Tarabuunka
Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ku dhexmaray isgooska Tarabuunka ee degmada hodan ee gobalka banaadir. Waxaa […]
Ciidamo ka tirsan Puntland oo la Sheegay inay gabdho ku kufsadeen degaanka garacad ee gobalka mudug.
Wararka ka imaanaya degaan Xeebeedka Garacad oo ka tirsan degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ee dhanka Puntland ,ayaa waxaa ay Sheegayaan in askar ka tirsan […]
(Sawiro)Magaalada muqdisho oo maanta lagu qabtay maalinta xaquuqul insaanka
Xafiiska qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha Xuquuqul Insaanka ee Unsom ayaa maanta soo bandhigay warbixin ay ugu hadlayeen xadgudubyada sharciga caalamiga ee bani’aadanimada xilliyada dagaalada […]
Maamulka Hirshabelle oo Sheegay in Ahlusuna ay ku heshiiyeen in Xubno ay ku yeelato Maamulkaasi
Wasiirka Bay’ada Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdi Kariin Nuur Xasan oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay heshiiis la sheegay inay wada gaareen […]
Haweenay ka tirsaneed Shaqaalaha Safaarada mareykanka ee Soomaaliya oo iscasishay
Elizebeth Schockefford Oo aheyd Safiirkii Mareykanka u fadhisay Somaliya Ayaa iska casishay Shaqadii Ay Kawaday Somaliya oo Mudo Yar Ay ka howgalaysay Xafiiskaasi. Elizebeth Schockeford […]
Wadada xiriirisa Muqdisho & Afgooye oo xiran
Waxaa saaka gabi ahaanba xiran wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye, kadib markii shalay halkaasi la soo dhigay Isbaarooyin cusub oo gaadiidka lacago […]
Daawo:Qaar kamid ah shaqaalaha Jubaland TV oo lagu abaalmariyay howlkarnimo dheeraad ah
Maamulka talafishinka Jubbaland ayaa 6 kamida Shaqaalihii ugu firfircoonaa labadii bil ee lasoo dhaafay gudoonsiiyey amaal marin, waxayna ugu baaqeen inay sii laba jibaaraan shaqada […]
Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay dib ugu soo laabtay Dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada […]