![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/03/baledxaawo.jpg?resize=259%2C194&ssl=1)
XOG: Taliyihii Amniga ee Degmada Baledxaawo iyo Ciidamo uu wato oo ku biiray Ciidamada Maamulka Gobolka ee Baledxaawo Dibad Jooga ka ah.
Iyadoo Shalay Cabdirashiid Indhakoreey uu xilkaqaadis ku sameeyey Taliyihii Amniga ee Degmada Baledxaawo Taliye Ducaale, ayaa waxaa Maanta Ciidamada Dowladda ee uu Hogaamiyo Gudoomiye Kuxigeenka […]