![odaawaa](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/ODAWAA.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
![odaawaa](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/ODAWAA.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/nbi2.jpg?resize=225%2C245&ssl=1)
Daawo Muuqaal: Shirkii Beesha Sade iyo Dowladda Kenya oo Si Rasmi ah u furmay.
Magaalada Nairobi waxaa si rasmi ah uga furmay Shir ay wada leeyihiin Beesha Sade iyo Dowladda Kenya, kaasi oo maalintii labaad halkaasi ka soconaya. Dhinaca […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Dhoobleey-kulan-e1476791056253.png?resize=326%2C245&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/News-Top.jpg?resize=251%2C201&ssl=1)
Dhageyso: Taliyaha daraawiishta K/galbeed ”Alshabaab ayaan soo qabanay”
Ciidamadda Gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed Somalia ayaa howlgallo ballaran ka sameeyay D,Buur Hakaba, kaas oo lagu soo qabtay rag lala xiriirinayo Al-Shabaab. Taliyaha […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/nbi.jpg?resize=300%2C225&ssl=1)
DAAWO SAWIRRO:- Beesha Sade iyo Dawladda Kenya oo uu Kulan Xasaasi ah uga socdo magaalada Nairobi
Kulan aad xasaasi u ah ayaa maanta magaalada Nairobi uga furmay Beesha Sade iyo masuuliyiin Sar-sare oo ka tirsan Dawladda Kenya, kaasoo looga hadlayo arimmo […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/maryan-cariif.jpg?resize=261%2C193&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/fanaanka-reer-congo.jpg?resize=304%2C171&ssl=1)
Fanaan heer caalami ah oo dhintay isagoo masraxa taagan
Hoggaamiye koox xagga fanka ah ee dalka Congo, Papa Wemba, ayaa geeriyooday kaddib markii uu dhulka ku dhacay isagoo ka heesayay dalka Ivory Coast. Afhayeen […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Wasiiru-dowlaha-gaashaandhigga-Somalia.png?resize=326%2C245&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/breaking-news.jpg?resize=200%2C140&ssl=1)
Xog Degdeg ah : Ciidamadii Beesha Sade ee Ku sugnaa Cadaado oo Faarujiyay Xeryihii ay daganaayeen, “Akhriso Sababta”
Waxaa Caawa gabi ahaanba Magaalada Cadaado soo faarujiyay Ciidamadii Dowladda ee kasoo jeeday beesha Sade ee dhawaanahan Halkaasi ku sugnaa kuwaas oo ka tirsanaa xerada […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Buurhakaba-qarax.jpg?resize=301%2C168&ssl=1)
Dhageyso: Faahfaahin Alshabaab oo qaraxyo ismiidaamin ah ka geystay Buurhabaka
Maamulka degmada Buurhabaka ee gobalka Bay ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ciidamada Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaanno duleedka ka ah degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Buurhabaka […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/IMG_6595.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
(Sawirro) Puntland oo qadasho sharaf u sameysay nin sheegtay madaxweynaha Bakool Sare
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 24-April-2016 waxa uu qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha maamul goboleedka […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Wasiirka-xanaanada-xoolaha.jpg?resize=285%2C177&ssl=1)
Dhageyso: Khaatuma oo diiday in Puntland ay soo xusho baarlamaanka Sool iyo Sanaag
Maamulka Khaatuma State ayaa sheegay in aysan raali ka noqon doonin in Puntland ay soo xusho xildhibaannada baarlamaanka cusub ee goballada Sool iyo Sanaag. Wasiirka […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Wasiirka-dastuurka-Dowladda.jpg?resize=300%2C168&ssl=1)
Dhageyso: Wasaaradda dastuurka dowladda FS oo Muqdisho ka daah furtay kulan looga hadlayo……
Wasaaradda dastuurka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho waxay ku daah furtay kulan looga hadlayo arrimaha dastuurka kaa oo socon doona muddo labo maalin ah. […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/FB_IMG_1461498152801.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
Daawo: Iskuul Cusub oo Laga Hirgaliyey Dagmada Balanbale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Munaasabad si heersare ah losooo agaasimay oo ay ka so oqeybgaleen Qeybaha Bulshada iyo Maamulka Degmada Balambale ayaa lagu qabtay gudaha Degmadaasi. Ujeedka Munaasabdda ayaa […]
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/03/degdeg-1.jpg?resize=275%2C183&ssl=1)
Degdeg: Qarax Khasaare ka dhashay oo maanta ka Dhacay Agagaarka Saldhigga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Qarax Ayaa maanta markale ka dhacay Degmada baardheere ee Gobolka Gedo kaasi oo ahaa Miinada Nooca dhulka lagu aaso. Wuxuu ka dhacay Agagaarka Saldhigga Degmada […]