![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/garbaharey.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
Dhageyso: Dib u dayactir lagu Sameeyey Xarunta uu ku Shaqeeyo Maamulka Gobolka Gedo ee Degmada Garbaharay.
Dib u dayactir ay Kaalin muuqata ka geysatay Hay’adda TIS Plus oo ah Hay’ad samafal ayaa lagu sameeyey Xarunta maamulka Gobolka Gedo ee Degmada Garbaharay. […]