![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/faarax-sakiin.jpg?resize=275%2C183&ssl=1)
XOG: Maxay dadka Somaliyeed ku diidan yihiin Siyaasiga Faarax Sheekh C/qaadir?
Inta badan dadka Somaliyeed, ayaa waxay si wayn u saluugsan yihiin Siyaasiga Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed, oo ka mid ah ragga sida dhow loola xiriiriyo […]
Inta badan dadka Somaliyeed, ayaa waxay si wayn u saluugsan yihiin Siyaasiga Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed, oo ka mid ah ragga sida dhow loola xiriiriyo […]
Munaasabad balaaran oo lagu soo gaba gabeynayay Maamuuskii qaran ee kasoo wareegatay Aasaaski Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Mnaasabadda waxaa kasoo […]
Waxaa magaalada madaxda Soomaliya Muqdisho lagu qabtey munaasabad toobaber loogu soo xiray gudoomiyaasha degmooyinka iyo saakiisha Muqdisho oo ka qayb galeen taliyaha ciidanka boliiska soomaliyeed […]
Warbixino xqiiqada ka fog oo ilaa galabta ay daabacayeen qaar kamid ah mareegaha wararka lagu daabaco ayaa sheegayay in Ciidamadii Dowladda ee Dhawaan lasoo xareeyey […]
Waxaa kismaayo lagu soo gaba gabeeyey shirkii Federaalka oo ka qayb galaayeen wasiirada arimaha gudaha maamul goboleedyada iyo dawlada federaalka Soomaliya, waxaa halkaas heeso kala […]
bananbaxa aya soo qaban qaabisey wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Soomaliya oo ay kaqayb galeen aradayda jaamacada iyo kuwa iskuulada ayaa ka dhacay muqdisho. ujeedka bananbaxaan ayaa […]
Warar hor dhac ayaa Ka soo baxayo shaqsiga noqon doono Madaxweyne Ku xigeenka Jubland oo ka mid noqon doono dadka la magaacabayo ee qeybta ka […]
Maanta Galinka Danbe Waxaa Lagu Waday inuu Ka baxo Hogaamiyaha Maamulka jubland , Warar Ayaaa shegayo in Hogaamiye Axmed Madoobe uu baqaday kulami ka soconayo […]
Dadkii ka soo barakacay deegaannada Kaxandhaale iyo Dacdheer oo ku sugan qeybo kamid ah gobalka Mudug ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah. Dadkani oo […]
Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay mooto bajaaj maraysay gudaha degmada Baardheere dhinaca wadada aadda degmada Ceelwaaq. Dad la sheegay inay ahaayeen rakaab ayaa saarnaa waxaana […]
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, oo ay wehliyaan wasiirada gaashaandhigga iyo maaliyadda iyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta garoonka diyaaradaha […]
https://www.youtube.com/watch?v=puzBDSf55Kk&ebc=ANyPxKph1TU35FIFwaA1sFcRpOGrhlLMZZW1ZEUCRYawy2vvLkydb8Q8mYl-AqdYc0tHhyDCBaSdJmlNn1vJq1u3Gj2ae5YDiQ
Waxay ahayd xilli casir liiq ah, boorsadii iyo sahaydii safarka loogu talagalay ma wato. Waa ka mamnuuc safarrada caynkaan oo kale ah in loo sahay […]
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku qabtay Tahriibeyaal Soomaali ah oo doonayay in ay aadaan Dalka […]
Sida ay noo sheegeen Dad Goobjoogeyaal ah oo ku sugan Galbeedka Magaalada Baledweyne ayaa Tuulo lagu Magacaabo Qarincadd waxaa laga Afduubtay ugu yaraan 9 Oday […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes