Baarlamaanka Somalia oo ansixiyay heshiis caafimaad oo ay gaareen dowladaha Somalia iyo Turkiga
Baarlamanka Soomalia ayaa meel mariyay Heshiis Caafimaad oo u dhexeeyno Dowladda Turkiga iyo Soomalia Heshiiskaan waxaa Baarlamanka Maanta ka hor qariyay Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomalia […]