Shir madaxeedkii wadamada iskaashiga Islamka oo looga hadlay Arrimo dhowr ah
Bayaankii kasoo baxay shir madaxeedkii wadamada iskaashiga Islamka ee lagu qabtay dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in dawlada Iran ay faragalin qalqal abuuris ah ku […]
Bayaankii kasoo baxay shir madaxeedkii wadamada iskaashiga Islamka ee lagu qabtay dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in dawlada Iran ay faragalin qalqal abuuris ah ku […]
Munasabad lagu daahfurayay Idaacada markableey oo dhawan un hawada dib u soo gashay ayaa shalay lagu qabtay Gudaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Hirgalinta Idaacadda […]
Wararka ka imaanaya Degmada Buula-mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay halkaa ku dileen Afar Ruux oo Shacab ah,kadib markii ay […]
Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan ku sugan majaajilistaha caanka ah ee Happy Khaliif oo ka yimid dalka Mareykanka. Happy Khaliif oo ka mid ah dhallinyarada caanka […]
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa dhaliilay heshiiskii 12-kii bishan magaalada Muqdisho ay ku gaareen madaxda dowladda fedaraalka iyo kuwa maamul goballeedyada oo ku aadan hannaanka […]
Shir madaxeedka Amniga Afrika ee Tana Forum ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar Dar ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaal ka […]
Waxaa dhawaan soo baxday dhaanto cusub oo loo qaaday Degmooyinka dhaca waqooyiga gobolka galgaduud, sida Caabudwaaq, Dhabad, balambale, yamaarugleey iyo dalsan. Heesta oo ay qaadeen […]
Anigoo ku, hadlaya magaca jaaliyada South Sudan Ee gobolka gedo. waxaan idinku baaqaynaa inaad joojisaan xasarada iyo dhibaatada. dadka beled xaawo waa ka, daalay dhibaato […]
Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntaland C/wali Cali Gaas ayaa waxuu safar circa ku aadey dalka Itoobiya intuusan duulin ayuu saxaafada kula hadlay Garoonka diyradaha garoowe isagoo […]
Iyadoo wali ay jirto abaar xun oo xoolihii iyo dadka dhib xun ku haysa inta badan Soomaliya ayaa waxaa hal qof oo mayd ah oo ilaa […]
Waxaa deggan xaaladda deegaankii duleedka magalada Baladweyne oo ay ku dagaallameen labo maleeshiyo beeleed. Colaaddani ayaa ka taagan deegaanka Yarmoog oo qiyaastii 25 KM dhinaca […]
Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda bulshada ayaa sheegay in baarlamaanku ay xaq u leeyihiin ansixinta qodobada ka soo baxay shirkii madasha qaran. Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa […]
Siyaasiyiin Iyo aqoonyahano Maanta muqdisho ku kulmay ayaa ku baaqay in guud ahaan la joojiyo Colaada duleedka baladweyne ka taagan oo maleeshiyo beeleed u dhexeysa […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes