XOG HOOSE: Wasiirro dhowr ah oo Xil ka qaadis lagu sameynayo iyo kuwo kale oo….Akhriso
Waxa la filayaa in Maalmaha soo aadan isku shaandheyn fudud lagu sameeyo Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo madaxda dalka […]
Dhageyso Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray magaalada Jowhar
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka ayaa goor dhow ka degay magaalada Jowhar. Diyaaradda wada wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odawaa iyo wafdiga la […]
Dhageyso – Cali Xareed ”Dowladdu ma gaarsiin dalka nidaamka xisbiyada in wax lagu soo doorto”
Xoghayaha xisbigaasi Cali Maxamed Maxamuud(Cali Xareed) oo ahaa wasiirkii caafimaadka ee xukuumaddii ka horreysay xukuumaddani Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in marka hore ay muhiim tahay […]
Dhageyso: Odayaasha reer Hiiraan oo codsaday in la joojiyo dagaal beeleedka cusub
Waxaa isa soo taraya baaqa lagu dalanayo in lagu joojiyo dagaal meleshiyo beeleed ku dhexmara galbeedka Hiiraan Dagaalka oo geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa […]
Degdeg: Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta oo Xilkaqaadis lagu sameeyey iyo Wasiir Cusub oo la magacaabay.
iyadoo waqti kooban un uu ka dhimanyahay jiritaanka xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa xalay Xafiiska Raisal Wasaaraha Wareegto kasoo baxday, xilka looga qaaday Wasiirka […]
XOG: Kenya iyo Itoobiya oo isku haya siyaasadda Jubaland cida Hormuudka u noqoneysa.
taariiqdu markay ahayd 12th bishaan ayaa ciidan uu hogaamiyo barre aadan shire (barre hiiraale ) ay heshiis la galeen ciidamada amisom ee ku sugan magaalada […]
Xildhibaan Mataan: Weerar Siyaasadeysan oo la igu khaarijin rabay Ayaa la igu soo qaaday, Lakiin waan ka badbaaday.
aacib Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu sheegay in dabley hubeysani ay xalay ku soo weerartay hoyga uu ka […]
Madaxda Dunida Muslimka oo Maalintii Labaad ku kulansan Magaalada Istanbul.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa martigelinaya inkabadan soddon hogaamiye oo ka socda wadamada Muslimka ah iyadoo shirweyne 2 maalmood soconaya uu ugaga furmay […]
Degdeg: Guriga uu Baledxaawo ka daganyahay Xildhibaan Cabdifitaax Mataan oo la weeraray iyo khasaare ka dhashay.
Wararka naga soo gaaraya Degmada Baledxaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegaya in daqiiqado kahor la weeraray Guriga uu Degmadaasi ka daganyahay Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan, […]
Daawo:Maxaabiis Puntland iyo Somaliland Kala wareeg Sadeen
Munaasabad ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee booliska Nuugaal iyo sool oo maxaabuus lakala wareegsanayey ayaa ka dhacday Garoowe iyadoo xirika ka dhaxeeya Garoowe […]
Daawo:Isku dhaca Madaxda Garsoorka iyo Madaxda Dawlada Federaalka Somaliya oo Ilkaxanaf Kahadlay
Waxaa marar badan isku dhaca Madaxda Somaliya iyo kuwa garsoorka taas oo sal u ah inaan sharciga loo hogaan samin iyadoosan jirey sharci kala saari […]
Aqriso: Qoobadii ay Ku Heshiyen Ciidamada Itoobiyo iyo Garabkii Bare Hiraale ee La soo xareyay
Waxaa Ay Ciidamada Barre Hiraale Tabacasnaa ee Laga Soo Xareyay Goobweyn Heshiis Dhowr Qodob Ka Kobnaa Ay La Galeen Sarkaalka Ciidamada Itoobiyo Hogaminayo ee Loo […]
Cabdi Shire oo Maanta Booqday Xerada Ay Ciidamada Ku Xareysan yihiin Kulana La Qaatay
Maanta Waxa Tagay Xerada Ma dhamato oo ay ku Xareysan Yihiin Ciidamada laga Soo Xareyay Duleedka Magalada Kismayo ee Tabcsanaa Col Bare Hiraale Cabdi shire […]