![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/m1.jpg?resize=326%2C245&ssl=1)
Daawo: Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo Goordhaw uu Daahfuray Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha […]