War farxad leh: Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Roobabkii xiliga guga ayaa ka curtay deegaano badan oo katirsan Gobolka gedo. Sida uu soo warinaayo Wariyaha Gedo Times ee Gobolka Shariif Axmed Taajiir waxaa […]
Roobabkii xiliga guga ayaa ka curtay deegaano badan oo katirsan Gobolka gedo. Sida uu soo warinaayo Wariyaha Gedo Times ee Gobolka Shariif Axmed Taajiir waxaa […]
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey kulan ay ka qaybgaleen Xildhibaano.Haween,Dhalinyaro oo ay soo qaban qaabisey Suuban Mahad diriri iyadoo sheegetey waxa ku kala filay arintaan […]
Xilli Gobolo badan oo Soomaaliya ah ay ku dhufteen abaaro ayaa Gobolka Gedo Wuxuu kamid noqday Gobolada ay sida ba’an abaaruhu u saameeyeen. Dowladd Federaalka […]
Waxaa goordhaw aas qaran duleedka Degmada baledxaawo ee Gobolka loogu sameeyey allaha u naxariistee Marxuum Nuur Sayax Xareed oo ahaa afhayeenka Maamulka Gobolka Gedo. Aaskiisa […]
Waxaa Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo ka socota qabanqaabada aaska allaha u naxariistee Afhayeenkii Maamulka Gobolka Gedo marxuum Nuur sayax xareed oo shalay Muqdisho ku […]
Nuur Sheekh maxamed Buraale wa Gudoomiyaha Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, wuxuu Gedo Times uga waramay abaaraha ba’an ee ku dhuftay Gobolka Gedo. Gudoomiye […]
Gobolka gedo ayaa waxauu kamid yahay Deegaanada ay kajirto abaar dadka iyo xoolahaba dhib wayn ku haysa. maamulka degmada Doolow ayaa waxay wadaan inay caawiyaan […]
Dhamaan jaliyada kunool magalada mombasa gaar ahaan Sade Welfare Community qaybahooda kaladuwan oo ay kamidyihiin . Abdisalan Hasdan ismail Barre hashi gani MohamedXusayn farah Ismail […]
Iyadoo Deegaano Badan OO Katirsan Gobolka Gedo ay kajiraan abaaro saameeyey nolasha duunyada iyo dadka ku dhaqan gobolkaasi, ayaa abaarahaasi waxaa ka qeyla dhaamiyay masuliyiinta […]
Guddiga abaaraha Jubaland oo ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay gargaar degdeg ah la soo gaaran dadka abaaraha wax ku yeeleeyeen. gidgaan ayaa sheegey in abaartu […]
Heshiiskii dhexmarey maamul goboleedka Puntland iyo Dawlada federalka soomaliya ayaa waxaa soo badanaya diidmada ay kala hor imaanayaan shacabka iyo Siyaasiyiinta Puntland iyagoo sheegey inaan […]
Mid kamida Xildhibaanada dawlada federaalka Soomaliya ayaa Maanta lagu weerarey isagoo lasocda gaarigiisa oo weheliyaal ilaaladiisa xaga amaanka ayaa koox dablay intey gaari ku horgooyeen […]
Nuur Sayax Xareeb Alaha U Naxristee waxaauu Ka mid Ahaa dad Sida aadka Loga Yaqaano Gobalka Gedo Ka dib Markii ay ka Dilaceen Dagalaada Qabilada […]
Waxaa Goor dhow Magaalada Muqdisho ku Geriyoday Afhayenkii Dowlada ee Goblka Gedo Nuur Saya Xareed, Geerida Afhayeenka Ayaa Wax Ay timid Ka dib Markii Muqdisho […]
Maamulak G. Banaadir Ayaa Wax uu ku Amaray Dowlada Masar in 45 Cisho Gudahood ay ku dhistaan Safaradii ay ku Lahayeen Magaalada Muqdisho Warqad ka […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes