Daawo:Qasaaruhuu Geeystey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
Nin qarax isku soo xirey ayaa is qarxiyey saaka barqadii Gaalkacyo waxaa ku dhintey 7 qof oo uu kujiro kii sioo qarxiyey waxaa kaloo ku […]
Nin qarax isku soo xirey ayaa is qarxiyey saaka barqadii Gaalkacyo waxaa ku dhintey 7 qof oo uu kujiro kii sioo qarxiyey waxaa kaloo ku […]
Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa tacsi ka diray geerida ku timi allaha u naxariisto Siciid Cali Yuusuf Gaadayare oo ka mid ahaa […]
Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Wax uu soo saray Gudi loo Talagalay in Gurmad deg deg ay Ka Fuliyaan degaanada Jubooyinka iyo Gedo oo laga Soo […]
Shalay waxaa kasoo muuqday Barlamaanka Kenya taliyaasha ciidamada dalkaasi Kenya si wax looga weydiiyo dagaalkii ciidamada Kenya ku qabsaday saldhigoodi Ceel Cade. Gudoomiyaha gudiga difaaca […]
Ciidamo ka amar qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Maanta Weerar ku qaaday Maleeshiyad Degan degaanka Ganbar-laawe ee Duleedka Magaalada Baledweyne,waxaana halkaa ka dhacay Dagaal u […]
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii Saaka ka dhacay inta u dhexeeysa Hoteelada Capital iyo Unlaaye ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland. Ugu […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu […]
Munaasabad laguna taageerayo laguna ayidaayo heshiiskii dhex maray maamulka Jubbaland iyo beel kamida beelaha daga jubbalnd ayaa waxay kadhacday Kismaayo oo ay qayb galeen labada […]
Xaflad lagu taageerayo heshiiskii kadhacay kismaayo ay ku gaareen beel kamida beelaha daga Jubbaland iyo Maamulka Jubbaland ayna soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Bardheere ayna […]
Waxaa meelo badan oo kamida soomaliya laga soo dhaweynaya heshiiskii kadhacay Kismaayo meelaha laga Soo dhaweeyey waxaa kamida Baladxaawo.Xaflad ay soo qaban qaabiyeen maamulka Baladxaawo […]
Qaxootiga ku dhaqan xerada Dhadhaab ayaa siyaayso kala duwan kaga hadlay shirkii kusoo dhamaadey kismaayo oo heshiiku ku dhex mareen mid kamida beelaha daga jubbaland […]
dareenka shacabka oo ah Barmaamij todobaadkasta ka baxa tvga HCtv oo uu daadihiyo Duraan Shirwac ayaa waxaa looga doodey sidii uu dhacay heshiiskii dhexmarey Maamulka […]
Madaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiim xaaji Cameey ayaa booqosho ku yimid Magaalada ganacsiga Boosaaso ayaa sheegey in uu safarkiisu uu kusaabsan yahay ukuur gal iyo indha […]
Wararka ka imaanayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow isgoyska taleex lagu dilay Afar kamid ah kamid ah shaqaalaha haayad turki ah oo Muqdisho ka […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes