DAAWO : Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Ganacsato Duleedka Kismaayo Caana Cabaal u aaday.
Iyadoo magaalada kismaayo ay usbuuyadii lasoo dhaafay ku sugnaayeen Siyaasiyiin iyo ganacsato kasoo jeeda Beesh Sade ayey qaar kamid ah u damaashaad tageen Duleedka Degmadaasi. […]