Daawo:Doolow ciidamada tobaber loogu soo xiray
Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin […]
Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin […]
Shir ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda Galgaduud oo ka dhacay Degmada Caabudwaaq oo uu hogaaminaayey Ugaas Barre Axmed taakooy. shirkaan […]
Maamulaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Xarunteeda Degmada Baledxaawo aya caawa ku hoyanaya xabsi kuyaala garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, kadib markii galabta hotel uu Muqdisho ka daganaa […]
Madaxwaynaha dawlada federalka somaaliya Xasan Shiiq ayaa gaarey Munich Germany madaxwyaha ayaa ka qayb galaya shir looga hadlaya arimaha amaanka oo ay isugu imaanayaa dalal […]
Siyaasiyiin Iyo waxgarad mucaaradsanaa Maamulka Axmed Madoobe Ayaa sicad u sheegay in ay gabi ahaanba qaadaceen wan waan ay beesha Caalamka ka dhex waday iyaga […]
In kabadan 300 qof ayaa maanta oo arbaca ah ka horbanan baxay safarada Kenya ay ku leedahay dalka Uk agaar ahaan magalada London dadkaas oo […]
Boqaalal Shacab ah ayaa Banaanbax Waxa ay Ka Dhigeen Banaanka Safaarada Kenya ay Ku ledahay Magaalada London, Dibad Baxayaasha ayaa Wax Ay Ka Bananbaxayen Duqeymaha […]
Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho oo u warramayay Warbaahinta ayaa digniin u jeediyay dadka sida sharci darrada ah u degan […]
Dabkani oo ahaa mid xoogan ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka kacay Xerada Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay waxaa dabkani […]
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda iyo farintaanka qodobada sharciga […]
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaan lagu Magacaabo Biyocade oo qiyaastii 20 km u jira degmada Mahadaay ee Gobolka […]
Dowlada Kenyan ayaa sheegtay in al shabaab ay ka faa,iideystaan caruurta ka soo jeeda qoysaska saboolka ah iyagoo u sameeyo balan qaadyo si ay ugu […]
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa ka warbixiyay kulamadii ay la yeesheen xubnaha ka socday Beesha Caalamka isagoo tibaaxaay in ay hor dhigeen […]
Siyasiiyiin iyo Waxgarad ka soo jeeda Jubaland oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw lagu wadaa in ay shir saxaafadeed kasoo saaraan […]
iyadoo uu qorshuhu ahaa in siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Jubaland ay shir dib u heshiisiineed kaga qeybgalaan magaalada Kismaayo, ayaa waxaa muuqaneysa in shirkaasi […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes