
“Kenya” Waxaan Ka Cabsi Qabnaa Weraro Al- shabab Ay Ka Fuliyan Garomaha Diyaradaha
Ammaanka qaar ka mid garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya ayaa si weyn loo adkeeyay kadib markii sirdoonka dalka Kenya u helay xog ku saabsan in […]
Ammaanka qaar ka mid garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya ayaa si weyn loo adkeeyay kadib markii sirdoonka dalka Kenya u helay xog ku saabsan in […]
Wasiirka Hub Ka dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleshiyaadka Maamulka Koon Fur Galbeed Ayaa Shaaca Wax uu Ka Qaday Inay Gacanta Ku Dhigeen Qaar Ka mid […]
Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Shariif Xasan Sh, adan ayaa Wax uu Boqday Dadkii Ku Wax yelobay Werarki Ismidaminta ee Ka Dhacau Baydhabo . Shariif […]
Ku Dhawaad Ayaa 15 Ruux oo Dhawacooda Wax Loga Qaban Wayay Isbitaalka Magaalada Baydhabo ayaa Lagu Wadaa in Lo Soo Qado Magalada Muqdisho. Dadka Ayaa […]
Ciidamad amaanka Dowladda federaalka ee Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo aya sameeyey Gadood ciidan iyagoo faarujiyay fariisimo ay Degmadaasi ku lahayeen. Gadoodkani ciidan aya sabab […]
Ku dhawaad labaatan qof aya ku dhimatay, konton kalane waa ku dhaawacmeen qaraxyo ruxay magaalada baydhabo galinkii dambe ee shalay. Qaraxyadani ayaa ka dhacay maqaayado […]
Gudoomiyaha gobolka gedo mudane Axmed Buule Canjeex,ayaa socdaalo shaqo ku maraya degmooyin katirsan Gobolka Gedo. Gudoomiye Canjeex ayaa iminka ku sugan Degmada Luuq ganaane ee […]
Qaybaha kala duwan ee jaaliyada kasoo jeeda Juubaland ee Melbourne Australia ayaa waxay cambaareeyen inaysan dhaqan iyo wanaag aysan ahayd waxay ku kaceen maamulka Kismaayo […]
Waxaa lagasoo sheegayaa in abaar xun kajirto deegaanada ku hareereysan Doolow .deegaanadaa ayaa kajirta dhulkoo lahayn waxay xoolaha daaqaan caato xoogan ay ka muuqato xoolaha wabigana […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu safar ku tagay dalalka Turkiga […]
Maamulka Galmudug, ayaa si cad u sheegay inuu jiro xiriir wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya Kooxaha Burcad badeeda Somalida iyo Kooxda Shabaab ee ka […]
Wasiirka Gaashaandhiga soomaliya C/qaadir shiiq Cali Diini ayaa sheegay mar uu lahadlaayey tvga Somali Cable ayaa sheegay in ciidanka Africa aad looga yaqaano inay ahaayeen […]
Sida ay sheegayaan Wararka Inaga Soo Gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya halkaasi goordhow ay ka dhaceen labo Qarax oo ismiidaamin ahaa […]
Xaflad aad uqurxoon oo xalay kadhacday london ayaa waxaa kasoo qaygalay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhaqaatirka,Aqoonyahanda,Culimada,Haweenka,Fananiinta,bahda Sportiga iyo qaybaha kala duwan.xafladaan waxaa kahadlay […]
Hubkii dhawaan ay kenya ugu deeqday Cabdirashiid Indhakoreey ee Usbuucii hore soo gaaray Degmada Mandheera ayaa laga horjoogsaday in uu usoo gudbo Degmada Baledxaawo oo […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes