
TOP: Ciidamado Katirsan Maamulka Jubba oo Xalay lagu laayay Gudaha Maagalada Kismaayo.
Ciidamada ka tirsan kuwa Maamulka Jubba ayaa xalay lagu laayay agagaarka Xaafada Guulwade ee Degmada Kismaayo kadib markeey is heleen Dabley Hubeysan iyaga oo baarasho […]