
Guddoomiye Jawaari Oo Qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha barakacayaasha […]