
War degdeg ah : Shir Iminka Muqdisho uga socda Siyaasiyiin, Xildhibaano yio Waxgarad kasoo Jeeda Beesha Sade oo hada ka soconaya Muqdisho.
Iyadoo uu Maanta Qorshuhu ahaa in SIyaasiyiin, Xildhibaano iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Sade ay gaaraan Magaalada Kismaayo, si ay uga qeybgalaan Shirka Nabadeyta Beelaha […]