
BALANBAL: banaanbax looga soo horjeedo dilalka lagu hayo shacabka gobolka gedo
Degmada Balanbal waxaa ka dhacay Banaanbax looga horjeedo dilalka lagu hayo shacbka gobolka Gedo kasoo gaystey qasaaro naf iyo nololba leh. waxaa gobolka gedo kajira […]
Degmada Balanbal waxaa ka dhacay Banaanbax looga horjeedo dilalka lagu hayo shacbka gobolka Gedo kasoo gaystey qasaaro naf iyo nololba leh. waxaa gobolka gedo kajira […]
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadleyso qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, kadib laba cisho oo wada tashiyo Muqdisho […]
Ciidamada Kenya Iyo kuwa Maamulka Jubba Ayaa Goordhaweyd isaga baxay tuulada Buula guduud oo Kismaayo kaga beegan jihada Waqooyi qiyaas ahaan 30km. Ciidamadani oo halkaasi […]
Shacabka gobolka gedo gaar ahaan degmada ceelwaaq oo lasoo xariiray warsidaha www.gedotimes.com ayaa usheegay maanta in ciidamada Kenya Magaalada ceelwaaq ka kaxaystey 10 qof lana […]
Madaxwaynayahsa kenya Uhuru Kenyata, Somalia Xasan Shiiq, iyo Nigeria ayaa waxay kaqayb galeen baroor diiq loo sameeyey ciidamadii Kenya ee lagu laayey Ceelcade gobolka gedo […]
Madaxweynah Maamulka Jubland ayaa wax uu Ku Biiray Garabkii ahaa 4.5 ee ay Waten Madaxweynaha Somaliya Besha Calamka iyo Madaxada Maamulada Qaar. Markii uu Bilaabanayay […]
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo heshiis laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socday Magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayay nuuca […]
Taliyaha ciidamada amisom Maj General Nakibus lakara ayaa boqday Ceelcade si uu indhihiisa ugu arko meesha lagu xasuuqay ciidamada kenya Gen Nakibus ayaa sheegay imaatinkaan waxuu […]
Maamulka Gobolka Gedo oo beeniyay in uu geeriyooday Guddoomiyah Degaanka Ceelcadde Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buule ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta […]
Ciimada Kenya ee Ku Sugan Magaalada Ceel Cade ee G, gedo Wax aay Ahyd Markii Werar Lagu Qaday 15 Bishaan Saldhig ay Ku Lahayen Magaldaasi […]
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen go’an ku saabsan Madasha […]
Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya. […]
Wararka Naga Soo Gaarayo Tulada aluula e u Dhow Magaalada Likoley ee uu Ka Soconayay Dagaal Xogan oo Manta Ka Bilowday Tuladaasi . Ayaa Wax […]
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay xili kulamo kala duwan uu kaga soo qeeb galay dalka Iraaq […]
Taliyaha ciidamada amisom general nakibus lakara ayaa mar kale ku celiyey in howl galka amisom ay ka go,antahay la dagaalanka iyo baabinta xarakada al shabaab […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes