
Daawo: Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Sameeyey Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Bakool.