
Ra’iisal Wasaare kuxigeenka 2aad oo furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed
Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo ka […]