
Daawo:Safarka Madaxweyna Xasan Sheekh Ku Tagay Dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Qaahira ee caasimadda dalka […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Qaahira ee caasimadda dalka […]
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo xasilinta deegaanada Hirshabeelle, Xoojinta […]
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, […]
Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka sheekeeyey wadooyinka uu usoo maray Buugaagta uu qoray ee Muqdisho lagusoo bandhigay iyo sababaha ku dhaliyey.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Xoosh ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan oo Shir jaraaโid ku qabtay Muqdisho ayaa soo gudbiyay jadwalka doorashada, diiwaangelinta xisbiyada […]
Dalkeennu wuxuu galay marxalad siyaasaddeed oo ay ku gadaaman yihiin khataro badan oo horseedi kara dib u dhac siyaasadeed, dhaawac gaara wadajirka dalka iyo qalalaase […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Dawladda Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, oo uu weheliyo Gudoomiyaha Dagmada Doolow, ayaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow kulan kula qaatay […]
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka oo ka jawaabaysa baahiyaha baniโaadannimo ee dalka, xoojineysana dadaallada xasilinta ayaa gargaar loogu tala-galay dadka abaaraha iyo calaaduhu saameeyeen u dirtay degaannada […]
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee garsoorka dalka oo loo dhisayo qaab casri ah, kaas oo […]
Hoggaanka sarre ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa xarunta dhexe ee xisbiga ee Magaallada Muqdisho kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyay dhalinyarro Soomaaliyeed oo ku qancay […]
Kulan looga soo horjeedo dib u doorashada Axmed Madoobe ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana fariin loo diray Madaxweyne Xassan Sheekh.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Gudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirrada shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya iyo Hirshabeelle Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan […]
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin, haddii […]
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Saalax Maxamuud ayaa ka hadlay kiiskii Sayid Cali ninikii xaaskiisa Gubay meesha uu ku dambeeyey iyo cida uu u xaniban yahay […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes