Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

KENYA

jawaari

Jaawari “Xoog ayaan kaga Saaraynaa Laftagareen Baydhabo

13th September 2023 admin 0

Siyaasiyiin ka soo jeeda maamul goboleedka Koofur Galbeed oo beryahan kulan ku lahaa magaalada Nayroobi ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay maamulka Koofur […]

Dagaal ka soconaya Yamen oo dad ku dhinteen

3rd December 2017 admin 0

Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali […]

Weerar lagu qaaday Guriga Cabdiraxmaan Ciro

28th October 2017 admin 0

Kooxo hubeysan oo dhalinyaro ah ayaa weeraray hoyga uu magaalada Hargeysa ka deganyahay murashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Ciro . […]

DAAWO:Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay kismaayo

8th October 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si weyn magaalada Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo kala ah Maxamed Cabdi […]

xildhibaano ka tirsan labada gole oo kulan la qaatay xaaf

27th September 2017 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo Golaha shacabka oo Cadaado u tagay dhex dhexaadinta Madaxda Galmudug ayaa xilligan kulan albaabada u xiran yihiin la leh […]

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo-wadaag ah la yeeshay qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah

25th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo […]

deg

Faahfaahin dagaal saakay ka dhacay Muqdisho

16th September 2017 admin 0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saakay aroortii degaanka Haanta dheer ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo ciidamada Xasilinta Caasimadda. Saraakiil ka […]

Ciidamada Xasilinta oo Xalay Baaritaano dad lagu qab qabtay ka sameeyay D/Warta-Nabadda

15th September 2017 admin 0

Howlgal xoog leh oo lagu soo qab qabtay boqolaal dhalinyaro ah ayaa xalay Xarunta degmada ilaa geed jeceyl waxaa ka sameeyay Ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho […]

No Image

Codbixinta Doorashada Kenya oo Billaabatay iyo Rabshado Laga Baqayo inay dhacaan

8th August 2017 admin 0

Waxaa dalka Kenya guud ahaan ka bilaabatay codbixinta ee doorashada guud ee waddanka Kenya, Shacabka Kenya ayaa Xalay habeenimo bilaabay inay safaf dhaadheer ugalaan goobaha […]

arday

ARDAYDA DUGSIYADA SARE EE XERYAHA DHADHAAB AYAA SAMEYEEN BANAAN

28th June 2016 admin 0

Madaxwayne Xasan Shiiq oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya

8th June 2016 admin 0

Afurka oo uu sameeyay safarada Soomaaliya ee dalka Kenya waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano oo uu kamid yahay Senator Yuusuf Xaaji oo ah wasiirkii […]

No Image

Daawo: Madaxwayne Xasan Shiiq Maxuu Usheegey xeryaha qoxootiga dhadhaab ee dalka kenya

7th June 2016 admin 0

Daawo:War Saxaafadeedkii Beesha Sade mareexaan ku qabteen Nairobi

27th April 2016 admin 2

Shirkiin beesha sade mareexaan uga socday Nairobi ayaa lasoo gababeyey waxaana shirkaan ka qayb galay siyaasiyiin,ugaasyo,ganacsato,dhalinyaro iyo aqoon yahano waxaa kaloo shirkaan kaqayb galay madaxda […]

shabab

Daawo:Kenya oo sheegtay in al-Shabab Garoomada soo werarayo

1st March 2016 admin 2

Dawlada kenya ayaa laamaheeda amaanka galisey heegan iyadoo lahelay aqbaar sheegaysa in al-shabaab soo weerarayo garoomada diyaaradaha Kenya taas oo galisey walwal wayn dawlada Kenya […]

Daawo:Xildhibaan Cabdulaahi Jaamac 15 saac baan xirnayn

23rd February 2016 admin 1

Xildhibaan Cabdulaahi Jaamac ayaa kawarbixiyey sidii foosha xumayd ee Kenya ula dhaqantey waxftigii uu hogaaminaayey Raysawasaaraha dwalada federalka Somaliya C/rashiid Cali sharmaake. sida la ogyahay […]

Posts pagination

1 2 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes