
XOG: Janaraal Fartaag oo Addis Ababa looga Yeeray kadib Diidmadii Axmed Madoobe uu diiday in uu halkaasi gaaro.
Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho transit kusoo maray Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Janaraal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, kaas oo ku wajahnaa Magaalada Addis Ababa. […]