
Daawo:Marxuun Nuur Sayax Xareed oo Aas Qaran loogu Sameeyey B/Xaawo
Allaha unaxariisto afhayeenkii gobolka Gedo marxuun Nuur Sayax Xareed ayaa aas qaran loogu sameeyey degmadada B/xaawo ee gobolka Gedo isagoo maydkiisa laga soo qaaday magalada […]
Allaha unaxariisto afhayeenkii gobolka Gedo marxuun Nuur Sayax Xareed ayaa aas qaran loogu sameeyey degmadada B/xaawo ee gobolka Gedo isagoo maydkiisa laga soo qaaday magalada […]
Degmada Baledxaawo ee Waqooiga Gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka jirtay kuleyl iyo rafaad badan oo ay keentay abaaraha gobolkaaasi guud ahaan ku […]
Qabanqaabada Aaska alaha u naxariistee Mudane Cabdulaahi Cabdi Aadan Dalal ” Cabdulaahi Eelaay” ayaa ka soconeysa iminka Gudaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Masuuliyiin ka […]
Madaxwyanah maamul goboleed jubaland Axmed Madoobe ayaa magacaabey gudiga abaaraha maamulka Jubbalnd oo hogaaminayaa wasiirka arimaha gudaha Darwiish. gudigaan ayaa saxaafada lahadley waxayna sheegen in […]
Munaasabad laguna taageerayo laguna ayidaayo heshiiskii dhex maray maamulka Jubbaland iyo beel kamida beelaha daga jubbalnd ayaa waxay kadhacday Kismaayo oo ay qayb galeen labada […]
Xaflad lagu taageerayo heshiiskii kadhacay kismaayo ay ku gaareen beel kamida beelaha daga Jubbaland iyo Maamulka Jubbaland ayna soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Bardheere ayna […]
Waxaa meelo badan oo kamida soomaliya laga soo dhaweynaya heshiiskii kadhacay Kismaayo meelaha laga Soo dhaweeyey waxaa kamida Baladxaawo.Xaflad ay soo qaban qaabiyeen maamulka Baladxaawo […]
Abaaraha Ka jiro Gobalka Gedo oo Saameyn Balaaran ku yeshay Dadka reer Guurag ah Degaano Badan oo Gobalka Gado ka tirsan , haba u badnaadan […]
Siyaaso Cabdi Shire ayaa ka hadlay mar xaladii Jubbaland iyo wadahalada ay lagleen ay soo martey iyo aqabadihii ka horyimid wada hadaladaa iyadoo ugu dambayntiina […]
Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu dilay marxuum Sade Mahad Dirir oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaane kuwa Beesha Sade. Marxuumka waxaa lagu dilay Afaafka […]
Kulan sharaxaad looga bixinayo heshiiskii dhex maray mid kamida beelaha daga Jubbaland iyo maamulka Jubbaland oo ka dhacay Kismaayo waxaa kulankaa ka hadlay Siyaasiyiin,xildhibaanada dawlada […]
Kulan aya isugu yimaadeen jaaliyada Birmingham ee UK ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dhismaha isbitaalka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxa […]
Kulan loogu taageerayo heshiiska Kismaayo oo soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Doolow ayaa lagu qabtey doolow waxaana halkaas kahadlay maamuka degmada iyo qaybaha kala duwan […]
Bulshada Baardheere oo baaq ku aadan dhismaha cisbitaalka degmadaasi udirtay qurba joogta qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa qurbo joogtada ka dalbaday inay dhismaha isbitaalkaan […]
Hogaamiyaha maamulka jubba axmed maxamed islaam Madoobe ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada kimaayo kadib safaro shaqo oo uu ugu maqna deegaano ka tirsan Gobolka […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes