
Daawo: DIB U EEGIS LAGU SAMAYNAYO DASTUURKA Somaliya
Raysawasaarha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid ayaa kaqayb galay kulan ay isugu yimadeen barlamanka Somaliya kana soo qayb galeen maamul goboleedyada soomaliya oo looga doodayey […]
Raysawasaarha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid ayaa kaqayb galay kulan ay isugu yimadeen barlamanka Somaliya kana soo qayb galeen maamul goboleedyada soomaliya oo looga doodayey […]
Wararka ka immaanaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan cidna wadin ee Drons-ka ay maanta barqadii ku soo dhacday duleedka […]
Xilli dhawaan la filaayo in kismaayo uu ka furmo shir nabadeed oo lagu wado inu dhexmaro beelaha Sade iyo Absame, ayaa Xubno ka tirsan beesha […]
Degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga dareemayaa dhanka waxbarashada in heersade marayo.Baardheere ayaa hada leh dugsi hoose iyo mid sare aradada dhameysta dusgsiga […]
Shir ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda Galgaduud oo ka dhacay Degmada Caabudwaaq oo uu hogaaminaayey Ugaas Barre Axmed taakooy. shirkaan […]
In kabadan 300 qof ayaa maanta oo arbaca ah ka horbanan baxay safarada Kenya ay ku leedahay dalka Uk agaar ahaan magalada London dadkaas oo […]
Siyasiiyiin iyo Waxgarad ka soo jeeda Jubaland oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw lagu wadaa in ay shir saxaafadeed kasoo saaraan […]
iyadoo uu qorshuhu ahaa in siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Jubaland ay shir dib u heshiisiineed kaga qeybgalaan magaalada Kismaayo, ayaa waxaa muuqaneysa in shirkaasi […]
Shirkii muda loo balansaa ee ay kuwada hadlayeen beelaha jubbaland gaar ahaan Beesha dagta gobolka Gedo ayaa waxuu ka furmayaa magaalo xeebeedka Kismaayo maalinta arbacada […]
Madaxwayne kuxigeenka jubbaland fartaag ayaa maanta tobaber usoo xirey gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland. isagoo xafladii xiritaanka aanan soo hadal qaadin shacabkii uu matalaayey ee ciidamada Kenya […]
Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu […]
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu laabtay Kismaayo, Ayaa ka waramay go’ aan kii kasoo baxay Shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo afmeeray. Madoobe […]
Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud ayaa wuxuu ka dagaalamay oo uu aad ooga carooday Wararka ka dhanka ah ee labadii maalmood ee la soo dhaafay, ay […]
Wararkii ugu horeeyey ee aan ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Subaxnimadio hore ee Saaka uu Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland […]
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle ha u naxariisto Waxaa Ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq Ganacsade BADAL SALAAD DIIRIYE oo ahaa ganacsade si wayn looga […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes