
Degdeg: Dab khasaare geystay oo goordhaw ka kacay suuq kuyaala Degmada Baledxaawo
Waxaa goordhaw dab uu kakacay mid kamid ah suuqyada shidaalka lagu iibiyo ee Degmada Baledxaawo, kaasi oo ilaa iyo hadda ka Fiday ilaa sadex dukaan […]
Waxaa goordhaw dab uu kakacay mid kamid ah suuqyada shidaalka lagu iibiyo ee Degmada Baledxaawo, kaasi oo ilaa iyo hadda ka Fiday ilaa sadex dukaan […]
C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo […]
Dusiga Hoose dhexe ee Baladul Aamin Baardheere ayaa adeyda gudoosiiyey shaadooyin, dhar,buug,kabo iyo qalabkale oo ay mutaysteen ardayada wax kabarata Baladul Aamin Baardhere. Macalimiinta iyo […]
Iyadoo deegaano badan oo ka tirsan dhulka soomaalida uu ka dilaacay cudurka kaduudiyaha ayaa deegaanada qaar wuxuu ku hayaa faro ba’an. Degmada Baledxaawo ee gobolka […]
Waxaa magaalada London ee wadanka UK lagu qabatey xaflad ay kasoo qayb galeen Jaaliyadaha kasoo jeeda Jubbaland, laguna taageerayey Madaxwayne Kuxigeenkakowaad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan […]
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Uk ee kasoo jeeda Jubooyinka iyo Galgaduud Waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u […]
FALLUJAH — Qoysaska ayaa ka qaxaya magaalada Fallujah ee dalka Ciraq, ayada oo dagaalyahanada kooxda Daacish ay ku qasbayaan inay guryahooda ka baxaan. “Waxaan isku daynay […]
Degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waayadii dambe ku talaabsaneysay horumar LA xiriira dhinaca dhismayaasha, iyadoo degmada uu xiligan kajiro baratan dhinaca dhismayaasha ah. Camerada […]
Masjid loogu magac darey Macalin Aaden Xareed oo laga furey Xaafada Buulogaras ee Magaalada Baardheere
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka uu ku fashilmay shaqadiisa isla markaana uu la saftay madaxtooyada iyo beesha caalamka sidda uu hadalka […]
Xilli Imtixaanka Sanadlaha ah ee ay qaado Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare uu shalay si rasmi ah uga bilowday Gobolada Dalka ayaa Degmada Garbaharay […]
Magaalada baledxaawo ee gobolka gedo waxay dhacdaa waqooyiga gobolka, waxayna xad wadaag latahay dalalka itoobiya iyo Kenya gaar ahaan degmooyinka suufka iyo mandheera. Magaalada inkastoo […]
Xafladii Lagu taageeray Maxamuud Sayid iyo C/qaadir lagu dheere ee kadhacday London waxaa Buuraanbur ka qaadey Canab Cuud iyadoo ku amaantey Jubbaland, odayaasha, gabdhaha iyo […]
Waxaa meel fiican maraya Masjidka suuqwayne ee Kismaayo waxaa laga codsanyaa Muslimiinta meeley joogaan inay ka qayb qaataan dhismaha Majidka ilaahay qofkii wax kudarsadana aqiruu […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes