Q.M oo soo bandhigtay qodobo lagu yareen karo Abaaraha Soomaaliya.
Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in afar wado lagu yareen karo Macluusha ku soo laalaabatay dadka Soomaaliya Sanadihii ugu danbeeyay. Warbixintaan […]
Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in afar wado lagu yareen karo Macluusha ku soo laalaabatay dadka Soomaaliya Sanadihii ugu danbeeyay. Warbixintaan […]
Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay ugu mid ahaa xubnaha sar sare ee Al-shabaab oo isku soo dhiibay dowlada Soomaaliya ka dib markii khilaaf […]
Wararka aan ka helayno xarunta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xarunta Maxkada ay ka bilaabatay dhageysiga Kiis dil ah oo la […]
Wabiga Shabeelle oo ah Wabiga Labaad ee ugu dheer Dalka Soomaaliya ayaa guray , iyadoo kumanaan ruux ay saameen ku yeelatay biyo la’aanta Wabiga Shabeelle. […]
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Cali […]
Bisha soo socota ee March ayaa la filayaa in Magaalada Garowe ay ku kulmaan Golaha iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada kuwaas oo casuumad ka helay madaxweynaha […]
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdiwali Jaamac Gorod ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo Maalinta u […]
Maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya munaasabado lagu xusaayo sanad guuradii ka soo wareegatay xiligii la aas aasay ciidamada Badda ee Soomaaliya. Ciidamada Badda […]
Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay […]
Muqdisho Maanta waxaa laga dareemayaa Sanadguuradii Koowaad ee markii la doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku beegneyd Maanta oo kale 8,dii […]
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah wuxuu la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Somaliya. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyadda Villa […]
Wasaarada Caafimaadka ee Maamulka Hirshabeele ayaa beenisay in Gobolka Shabeelada Dhexe ay dad ugu geeriyoodeen cudurka Shuban biyoodka, oo maal mihii dambe lasoo sheegayay in […]
Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jirto degmooyin ka tirsan gobalkaasi Gedo oo dhaca koofurta Galbeed […]
Gelinka hore ee maanta ayaa lagu wadaa in la soo gaba-gabeeyo Shirka golaha amniga qaranka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxa […]
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed, iyo dadka kale ee dalka soo galiya daawooyinka dhacay ama ay tayadooda ay liidato. Kadib markii […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes