Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

somali

Qoorqoor

Galmudug oo Qarka u saaran Burbur iyo Fashil ku yimaada Madaxda Sarre

31st August 2021 admin 0

Maamul Goboleedka Siomaaliyeed ee Galmudug ayaa waxuu wajahayaa burbur, Xasilooni daro iyo Musuq maasuq baahan oo curyaamiyey Wasaaradaha kala duwan ee maamulka Galmudug iyo Xafiisyada […]

Puntland

Wasiirkii Beeraha Puntland oo Covid19 ugu dhintay Muqdisho

25th May 2020 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka […]

No Image

Dhuusamreeb:Ergooyin kusoo qulqulaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug

20th August 2019 admin 0

Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya Ergooyinkii ka qeyb gali lahaa Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha daga Galmudug kuwaas oo ka tagay […]

Alshabaab oo Jab kala kulmay weerar ay kusoo qaadeen Awdheegle

14th August 2019 admin 0

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jab u geysteen weerarki kooxda argagixisada Shabab ay kusoo qaadeen Magaalada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha […]

No Image

Sawiro:Degmada Balanbale oo lagu soo gabagabeeyey Diiwaan galinta Ciidamada

9th July 2019 admin 0

Xafiiska Habraaca Diiwaan Galinta Ciidamada Qalabka sida Ayaa soo gabagabeeyay Shaqo ka socotay Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud oo Laga Qorayo Ciidamo cusub oo Isugu […]

No Image

Soomaaliya oo sheegtay inaysan xiligaan horfariisanayn taliska Muuse Biixi

25th June 2019 admin 0

Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in aysan xilligan ka qeyb galayn shir la filayo in uu ka dhaco Magaalada Nairobi, kaas oo lala geli lahaa maamulka […]

Daawo:Suxufiyiinta ka hawgala Jowhar oo ka hor yimid Kooxda ku qaraabata Ururka NUSOJ

19th June 2019 admin 0

Qaar kamid ah Saxafiyiinta Jowhar kahowlgala ayaa kubaaqay in Shirweyne lagu dhisayo hogaanka Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed leysugu yimaado waxaana ay kahor yimideen kooxaha lunsaday Xuquuqdii […]

Sawirro: Qoysas dan yar ah oo lacago been abuur ah laga qaatay oo Banaan Bax sameeyay.

6th September 2017 admin 0

in ku dhow shan boqol oo qoys oo kamid ah dad ka danyarta ah ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay Banaan bax balaadhan […]

FARTAAG: OO AAN XUSIN DADKII LAGU XASUUQEY GOBOLKA GEDO

30th January 2016 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka jubbaland fartaag ayaa maanta tobaber usoo xirey gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland. isagoo xafladii xiritaanka aanan soo hadal qaadin shacabkii uu matalaayey ee ciidamada Kenya […]

XOG: Xasan Sheekh oo yiri Bilaash uma sujuudine Xil Iyo Xoola doon ayaan ahaa.

29th January 2016 admin 0

Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud ayaa wuxuu ka dagaalamay oo uu aad ooga carooday Wararka ka dhanka ah ee labadii maalmood ee la soo dhaafay, ay […]

TOP News: Kenya oo Maamulka Kismaayo ku wargalisay in ay isaga baxeyso Soomaaliya.

29th January 2016 admin 0

Wararkii ugu horeeyey ee aan ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Subaxnimadio hore ee Saaka uu Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland […]

tacsi

TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

28th January 2016 admin 0

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle ha u naxariisto Waxaa Ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq Ganacsade BADAL SALAAD DIIRIYE oo ahaa ganacsade si wayn looga […]

DAAWO MAAMULKA KISMAAYO OO SAMEEYEY CIIDAN NABADSUG AH OO BEESHA AXMED MADOOBE KASOO WADA JEEDA

27th January 2016 admin 0

Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes