Dowlada Somaaliya oo Kismaayo Gaysay Qalabka Coronaha
wafdi ka socda Xafiiska R/wasaaraha XFS oo siday daawooyin iyo qalab kale oo loogu talagalay ka hortagga caabuqa Covid19 , ayaa gaaray Magaalada kismaanyo oo […]
wafdi ka socda Xafiiska R/wasaaraha XFS oo siday daawooyin iyo qalab kale oo loogu talagalay ka hortagga caabuqa Covid19 , ayaa gaaray Magaalada kismaanyo oo […]
Odoyaal, wax garad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland ayaa kasoo Horjeestay heshiisskii Axmed Madobe iyo Saxiibadiis , Waxaa kaloo ugu baaqeen dowlada Soomaaliya iyo Beesha […]
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda […]
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday gobalka Banaadir, Puntiland […]
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Qaar kamida Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqanka Jubaland ayaa waxay Ka horyimaadeen heshiiskii Axmed Madoowe Iyo Saaxiibadii ku dhexmaray Magaalada […]
Wasiirka gargaarka, wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo howl wadeenna ka socda wasaaradda Tamarta iyo biyaha ayaa gargaar gaarsiiyay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo kamid ah […]
Diyaarad siday gar gaar Caafimaad ayaa saakay ka degetay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb. Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Dhuusamareeb ayaa isugu jiray […]
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo sharci daro ku Jooga ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo […]
Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacdey Xaruunta Baarlamanka koonfur galbeed halkaasi oo Xilka Gudoomiyaha loogu wareejinaayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka koonfur Galbeed […]
Diyarada Turkish airline oo sidda deeqdii ugu horey oo ah Qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku gudoomay […]
Maamulka Puntland ayaa ka horyimid Deeq sadex Diyaaradood ah Dowlada federaalka ah ka dajisay Magaalada Garoowe. Puntland ayaa sheegtay Gargaarka ay wasiirada Dowlada Federaalka wadeen […]
Dowladaha Turkiga iyo Imaardka ayaa waxaa ka dhex bilowday Dagaal qaboob kaas oo ka lifay inay Saxaafada isu mariyaan eedayn Kulul, tii ugu dambaysay ayaa […]
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guuleed ayaa Wasaaradda gargaarka iyo Xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay inay indhaha ka fiirsaneyso Dhibaatada Fatahaada Webiyada […]
Magaalada Garoowe ee caasumada Maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland waxaa Gaaray Sadex diyaaradood oo waday Gargaar iyo Agab kala duwan oo loogu tala galay Bulshada […]
Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaliya Augustine Mahigo hadana ahaa Wasiirka dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania ayaa ku geeriyooday magaalada Dodoma ee […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes