Wasaaradda Gaadiidka iyo Gobolka Banaadir oo isbadel ku sameeyey lacagihii Laga qaadayey Mooto Bajaajta
Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Hawada ayaa go’aano ka soo saaray lacagihii iyo canshuurtii xad dhaafka ahayd ee laga qaadi jiray mooto Bajaajta.